Ra’isul Wasaare ku-xigeenka Somalia & wafdi uu horkacayo oo gaaray Magaalada Nouakchott (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Mauritania Yahya Ould Hademine, ayaa magaalada Nouakchott ee caasimadda dalkaas kusoo dhaweeyay wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), oo ka qeyb gelaya Shir Madaxeedka Midawga Afrika. Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa Ra’iisul Wasaare Yahya … Continue reading Ra’isul Wasaare ku-xigeenka Somalia & wafdi uu horkacayo oo gaaray Magaalada Nouakchott (Daawo Sawirro)